Qaabkii ayaa looga Ciiday magaalada Toronto – Canada.[Daawo masawirada]

October 27, 2012 - Written by

Toronto:-Waxaa maalinkii Jimcaha  oo ay ah taariikdu ahayd October 26,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxada . Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumanyaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Sh.Saciid Raage oo ah sheekh aad caan ooga ah waddankaan guud ahaan umadda Muslimiinta dhexdooda,gaar ahaanna umadda Somaliyeed. Waxaa kale oo madasha ciidda hadallo koo koooban kasoo jeediyay salaadda ka hor C/rasaaq Cumar Godane oo ah Guddoomiyaha Guddiga Markazka Dar-ul-Hijra iyo Sh. C/khaaliq C/llahi imaamka Markazka Markii Salaaddii Ciida ay dhamaatay ayaa dadkii waxaa ay bilaabeen in ay iskugu hambalyeeyaan ciida ,dabadeed waxaa halkaas lagu soo bandhigay qalab ay Caruurtu ku ciyaaraan iyo raashin kala duduwan oo lagu wada farxay oo socday maalinki oo dhan.

no images were found

Allah waxaan ka baryeynaa in uu naga aqbalo Camalkeenna Suuban.Amiin. Taqabalallahu Minnaa Waminkum Saalixul Acmaal. Ciid Mubaarak.

Hoos ka Daawo Video sida looga ciiday magaalada Toronto – Canada

C/rashiid Cali Maxamed
Maamulka Markazka Dar-ul-Hijra
info@darulhijra.org

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online