QIBLA TV: oo dhawaan hawada soo gali doona..Insha-Allah.[Daawo Video-ga]

October 10, 2012 - Written by

Columbus:-Waxaa dhamaann lagu wargelinayaa bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga America in uu hawada soo geli doono Qibla TV waxaan QIBLA TV ka  bixi doona  Muxaadaraad , Quraan Kariimka, Shacaa’irta Salaadaha oo Live-ah iyo aadaanka. Barnaamij yada Su’aalaha iyo Jawaabaha. TV-ga oo xaruntiisa weyn ay noqon doonto Magaalada Columbus Gobalka Ohio ayaad waxaad kale oo kala socon kartaan Website-yada ALyaqiin.com iyo Halgan.net iyo website-yada kale ee faafiya Wanaagga iyo kheyrka.

Hadaba halka hoose ka daawo Iclaan kooban oo uu inoo soo qadimayo Sheikh Maxamed idiris Axmed.

Ogeysiis Barmaamijyada ka bixi doona QIBLA TV

Mahad Hassan
Qibla TV LLc
Executive Director

3 Comments so far

Leave a comment

  1. UmmuRamla

    Asc

    Aad ayaan ugu farxnay Allaah haku xifdiyo hana la garab qabto shekheena waa nuur noo soo siyaaday waana wax wanaag xanbaarsan sheekhna Allaah ha noo dhawro anaga reer yurub nasiib waan u yeelan weeyney in sheekhna nala dego walaalha nasiibka u yeeshay aad uga faaiida.

  2. Asallaamu calaykum ,waa arin la sugayey sababtoo ah waxa naqabsaday qolooyinka TVyadooda oo wax faaido aan dadka ulahayn ka soo dayaa aduunka dacladiisa waxa ayna sheeganayaa muslimiin.
    Gaar ahaan somalida oo ubaahan diintooda ama mabda ay aamin san yihiin inay bartaan ayna ku tahay waajib.Gaar ahaan oo aan ku noolnahay duni aan muslimiin ahayn,dhulkeeniina uu burbursan yahay.Marka ilaahay ha nooga dhigo mid aan ka faaiidaysano oo aan kudhaqano kheyraadkaas oo ay noo soo jeedindoonaan culimadii la soo magacaabay oo dhan iyaga mizaamka aakhiro ilaahay ha usaaro oo u buuxiyo allaha wayn ee waaxidka ah insha allaah.Wabilaahi Towfiiq. Abdimalik Denmark

  3. Maasha allaah waa khayr soo kordhay waana sugaynaa. Illaahay hanooga dhigo tv umada khayrka iyo midnimada soomaaliyeed ka shaqeeya aamiin Aamiin

Leave a comment

*