Weriye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho.

October 29, 2012 - Written by

Muqdisho:-Alaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho weriye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo xalay fiidkii ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho wuxuuna wariye Tuuryare uu u dhintay dhaawac ay u geysteen dhalinyaro looga shakisan yahay in ay yihiin Amniyaadka Al-Shabaab.

Marxuum Marxuum Tuuryare ayaa waxaa toddobaadkii hore weerar loogu gaystay agagaarka gurigiisa oo ku yaalla degmada Wadajir wuxuuna ahaa weriye ka tirsan Radio Shabelle .

Aaska Weriye Maxamed Maxamuud Tuuryare ayaa waxaa ka soo qeyb galay bahada saxaafada ka howlgasha magaalada Muqdisho iyo dadweyne aad u tiro badan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>