Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges
(November 2, 2012)
Uganda will tell the United Nationsit is withdrawing its forces from military operations in Somalia and other regional hotspots after the world body accused it of supporting Congolese rebels, the secu
Dowlada Ugandha oo ku goodisay in ay ciidamadeeda kala baxeyso Somalia iyo Congo
(November 2, 2012)
Kampala:-Sida uu daabacay maanta wargeys ka soo baxa dalka Ugandha oo magaciisa la yiraahdo Newvision ayaa waxaa ay dowlada Ugandha ku goodisay in ay ciidamadeeda kala baxaysao wadamada Soomaaliya iy
Bayaan ay ka soo saareen Beesha Leelkase dilka Dr Ahmed Xaji C/raxmaan (Akhriso)
(November 2, 2012)
Gaalkacyo:-Shabakadda Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray nuqul ka mid ah bayaan ay soo saareen Isimada ,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Leelkase kaas oo ku aadan dilkii foosha xumaa ee loo gey
Khudbadii Jimacaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamed Al-Yemaani (Dhageyso)
(November 2, 2012)
Nairobi:-Waxaan maanta khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi khudbad qiimo leh ka jeediyey Sheekh Maxamed al-Yemani oo ka mid ah culumada iyo Ducaada magaalada Nairobi ee xaru
Wafdi ka socda DFS iyo AMISOM oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose
(November 2, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socda Dawladda Somalia iyo AMISOM ayaa maanta gaarey magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana wafdiga DFS hogaaminaya Sii hayaha xilka Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Ca
Wasiiru dowlaha arimaha sharciga ee Puntland oo kormeer ku tagay Jaamacada Bariga Africa
(November 2, 2012)
Qardho:-Wasiiru dowlaha arimaha sharciga ee Xukuumada Puntland Yuusuf Axmed Kheyr oo safar Booqasho ah ku yimid Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Qardho oo horey u ahaan jirtey Jaamacadii Bariga sooma