Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee gobolka Hiiraan oo caawa la weeraray
(November 4, 2012)
Hiiraan:-Wararka caawa naga soo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaciyey gurigii uu deganaa Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee gobolka
Ra’iisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.
(November 4, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada ka dib munaasabad lagu qabtay xarunta Villa Soomaaliya golaha cusub ee wasiirada DFS ayaa waxay
Ra’iisul wasaaraha JFS oo la filayo in galabta ku dhawaaqo golihiisa wasiirada
(November 4, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa lagu wadaa in uu galabta ku dhawaaqo golaha wasiirada ee DFS sida ilo wareed ku sugan Villa Soomaaliya aan ka soo xiganay .Rai
Madaxweynaha JFS oo maanta garoonka Aden Cadde kula kulmay Wendy Sherman
(November 4, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud ayaa maanta waxaa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha ee magaalada MuqdishoWendy Sherman oo ah  kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareyk
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somalia Michael Cevone
(November 4, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland  ayaa xarunta Madaxtooyada ee Puntland wuxuu ku qaabilay  safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somalia Michael Cevone.Safiirka Midowga Yururub u qaabilsan arimaha Soomaa