Barmaamijka Xogdoon Sheekh Dr. Mohamoud Mohamoud Hoori [Daawo Video]
(November 6, 2012)
London:Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa barmaamij la magac baxay Xogdoon oo ah barmaamij xiiso leh oo uu inta badan daadihiyo Wariye Cabdiraxmaann Axmed Guuleed oo ku magac dheer Shiine kana baxay Tv
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka jawaabay Eedeyntii C/weli Gaas (Dhageyso)
(November 6, 2012)
Garoowe:Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa markii ugu horeysay si kulul uga jawaabay eedeymo uu Pro.Cabdi Weli Gaas u soo jeediyey Maamulka Puntland mar uu wareysi siiyey galabt
Wasiirka Maaliyadda Ee DFS Qado Sharaf U Sameeyey Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Puntland
(November 6, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka cusub ee Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane: Maxamuud Xasan Saleebaan ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Xildhbaanada kasoo jeeda maamul goboleedka Puntland, wasiiro
Wafdi ka socday hay’adda WFP iyo hay’adda Mine Action oo gaaray Kismaayo
(November 6, 2012)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdi ka socday hay’adda  WFP iyo hay’adda Mine Action wafdiga ayaa waxay u guurgali doonaan xaalada magaalada Kismaayo
Dowllada Puntlland oo warsaxaafadeed ka soo saartay dil xalay ka dhacay degmada Dhahar
(November 6, 2012)
Dhahar:-Warsaxaafadeed ka soo baxay saaka Wasaaradda  amniga ee Dowlladda Puntlland  ayaa waxaa ay uga hadleen  dil xalay ka dhacay  magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan iyagoo ku xusay war
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo Kontoroolka magaalada Kismaayo
(November 6, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ay saaka wadaan diyaargarow iyo dhaqdhaqaaq ciidan waxaana si weyn looga dareemayaa Kontoroolka magaalada Kisma
Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas oo Shir Jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo .[War-saxaafadeed].
(November 6, 2012)
Galkacyo, Soomaaliya 05 November 2012) Waxaaa maanta shir-Jaraa’id ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Gaalkacyo Mudane Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas oo ahaa Ra’iisul Wasaarihi hore ee Sooma
Qarax saaka ka dhacay xaafada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi
(November 6, 2012)
Nairobi:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay xaafada ay ku badan yihiin Soomaalida ee Islii waxaana sida ay sheegayaan warar hor