Booqashadii Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed Shible ee dalka South Africa.
(November 7, 2012)
Boqashada sh.maxamud oo ahayd intii u dhaxaysay 18-Oct-7 Nov 2012 ayuu sheekhu kumaray gobolo kala duwan oo ay ku dhaqan yihiin bulshada soomaaliyeed eek u nool wadankan south Africa. Sheekhu muddadan
Wafdi ka socday DFS oo dib looga celiyey magaalada Kismaayo
(November 7, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta wafdi ka socda DFS iyo AMISOM  ay ka soo degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaay
Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Boosaaso oo dil ku xukuntay C/samad Dhicis
(November 7, 2012)
Boosaaso:-Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa waxay dil toogasho ah ku xukuntay  Gacan ku dhiigle C/samad Xuseen Xaaji Yuusuf (Dhicis) kaasi oo fal dil ah oo aad u naxdin badan kula
Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka xarunta Baarlamaanka DFS
(November 7, 2012)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan ka dhacay qarax goob ay baabuurta dhigtaan Xilidhaanada DFS una dhow xarunta Golaha shacabka  iyo Masjidka Isbahaysiga Islaamka, qarax ayaa waxaa ku dhintay hal qof halka mid
Booliska Boosaso oo xiray Xoghayihii hore ee Madaxweynihii hore ee DGPLGen. Cadde Muuse
(November 7, 2012)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa  waxaa saaka ay howl galo ku bartilmaamsadeen siyaasiyiin iyo masuuliyiin horay uga tirsanaan jiray maamulka Puntlland
Ciidanka Booliska Puntlland ee degmada Goldogob oo howlgal ku qabtay ilaa 3 dhalinyaro ah
(November 7, 2012)
Goldogob:-Ciidanka Booliska ee dowlladda Puntland ayaa howl gal ay xalay ka sameeyeen degmada Goldogob ee Gobolka Mudug waxaa ay ku qabteen ilaa 3 dhalinyaro ah oo taliska ciidanka uu sheegay in ay ku
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo socdaal ku tegi doona Qardho iyo Boosaaso
(November 7, 2012)
Garoowe:-Wafdi uu horkacyo madaxweynaha  dowlladda Puntlland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole  ayaa waxaa uu ku soo wajahan yahay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoo uga sii g
Obama mar kale dib loogu doortay madaxtinimada dalka Maraykanka
(November 7, 2012)
Madaxweyne Barack Hussein Obama ayaa mar kale 4 sanno dib loogu doortay jagada madaxtinimada Maraykanka kaddib markii uu helay in kabadan 303 codadka electoroolka ee doorashada Maraykanka.Musharraxa M