Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeedshay Masjid Ash-shafici ee Johannesburg
(November 8, 2012)
Johannesburg :-Sh. Maxamuud Shible ayaa wuxuu muxaadaro ka jeediyey Masjid Ash-Shafici ee magaalada Johannesburg wuxuuna sheekha muxaadaradiisa uga hadlay ahmiyada ku dhaqanka Shareecada Islaamka Shee
Wasiirka Dalxiiska ee dalka Kenya oo yiri Ka bixiddeenu waqti ma laha (BBC Dhageyso)
(November 8, 2012)
London:-Wasiirka Dalxiiska Kenya, Danson Mwazo ayaa sheegay in joogitaankooda Soomaaliya yahay mid aan cayineyn oo aan waqti lahayn.Wasiirku, waxa uu sheegay in aan waqti loo qaban karin ka bixitaanka
Xoghayihii hore ee M- hore ee Puntlland Cadde Muse Faarax Cabdullaahi oo la sii daayey
(November 8, 2012)
Boosaaso:-Xoghayihii hore ee Madaxweynihii hore ee Puntlland Gen Cadde Muuse Xirsi ayaa saaka laga sii daayey Xabsiga magaalada Boosaaso ka dib markii odayaal iyo waxgarad kale ay ay Madaxda dowllada
Banaanbax lagu taageerayo xukuumada R/W Cabdi Faarax Shirdoon oo ka dhacay Muqdisho
(November 8, 2012)
Muqdisho:-Banaan bax ay soo abaabuleed madaxda  16-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana banaanbaxa lagu taageerayey xukuumada uu dhawaan soo dhisay R
Ciidamada Huwanta oo hub ka helay qabuuraha Jabarti ee galbeedka magaalada Kismaayo
(November 8, 2012)
Kismaayo:-Howlgalo saaka ay sameeyeen ciidamada DFS iyo kuwa Ururka Raaskambooni ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen hub tiro badan oo ku aasnaa  qabuuraha la yiraahdo Jabarti ee galbeedka magaalada K
Qaramada Midoobay oo mudo kordhin u sameysay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM
(November 8, 2012)
New york:- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa afar bilood ku kordhiyay muddada ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku sii sugnaan doonaan dalka Soomaaliya kuwaas oo sheega in ay howlgalo l
Guddoomiyaha gobolka Bari oo digniin u direy Cid kasta oo ammaanka wax u dhimeysa (Dhageyso)
(November 8, 2012)
Boosaaso:-Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay amaanka guud ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari waxaana uu sheegay in amaanka gobal