Nimcada Allaah ina siiyay waxey u baahan tahay in lagu xamdi noqo, Farriin ku socota shacabka iyo maamulka Puntland (Q-1aad)
(November 10, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Punt
Gudoomiyaha gobolka Mudug Tigey kuwii dilay Sh.Dr Axmed Xaaji Ehel iyo xigto nooma ah
(November 10, 2012)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey iyo wafdi la socda ayaa waxaa ay mudo 3 maal mood ah ay ku sugnaayeen degmada Goldogob ee Gobolka Mudug, Wafdiga  uu horkacayey guddoo
Gudigii Farsamada Maamul usameynta gobalada Jubboyinka oo Kismaayo gaaray
(November 10, 2012)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Guddi Farsamo oo ka socda ergooyin lagu wado in ay maamul gobaleed u sameeyaan gobollada Jubbooyinka waxaana gudiga weheliya
Dib u dhac ku yimid in codka kalsoonida loo qaado xukuumada R/W Saacid
(November 10, 2012)
Muqdisho:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid in maanta cod loo qaado xukuumada Raisulwasaaraha DFKM Saacid ,Xildhibaanada DFS ayaa markii ay yim
Baarlamaanka DFS oo la filayo in Codka Kalsoonida u qaado Xukuumada R/W Saacid
(November 10, 2012)
Muqdisho:-Ra'isal Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta golaha Baarlamaanka DFS horgeyn doona Xukuumadda Cusub ee uu dhowaan  soo dhisay Ra'isal Wasaarre Saacid kuwaas oo  ka koo

Archives
November 2012
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online