Culimada Dhimashadeeda waa ummada dhimashadeeda
(November 11, 2012)
Ahmed Ibnu Namzaal, wuxuu yiri, Dhulku waa noolaadaa inta uu noolyahay caalimkiisu, markii caalim dhinto waxaa dhinta dhulka qayb ka mid, sida dhulku u noolaado marka roobku ku da'o, haduu diido roobk
Sheekh Cabdi weli C/laahi Aamin oo maanta ku geeriyooday magaalada Kampala ee dalka Ugandha
(November 11, 2012)
Kampala:-Waxaa maanta 12kii duhurnimo ku geeriyooday alaha u naxariistee Kampla Sheekh Cabdi weli C/laahi  oo ahaa Sheekh si weyn looga yaqaanay Soomaaliya iyo Bariga Afrika Sheekh ayaa waxaa uu duru
Maxkamada darajada koowaad ee magaalada Boosaaso oo xukun ku riday Eedeysanayaal
(November 11, 2012)
Boosaaso:-Maxkamada darajada koowaad ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa xukun kala duwan ku riday eedeysanayaal loo soo qabtay in ay ka ganacsanayeen maandooriyeyaal iyo kuwa kale oo
Uurdoox Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya Sh Cabdiraxmaan Sh Omar [Qaybtii 9-aad]
(November 11, 2012)
Minneapolis:-Culimmada dacwada wadatashi kaddib waxaa la isku raacay in aanan wali rag noo diyaarsanayn ay dacwada ku istaagto oo u noqda tiirarkii ay ku istaagi lahayd sidoo kale waxaan diyaarsaneeyn