Gudoomiyaha Degmada Qandala oo ka hadlay Khasaaro ay geysteen Roobab ka da,ay Qandala.
(November 12, 2012)
Qandala:-Gudoomiyaha Dagmada Qandala ee gobalka Bari Bare Jaamac Maxamuud Quurshe ayaa waxaa uu ka hadlay roobaba khasaaro gaystay oo ka da’ay Degmada Qandala wuxuuna qeylo dhaan u diray madaxda do
Ciidamo gaaraya 600 oo tababar loogu soo xiray Degmada Xudur ee xarunta Bakool
(November 12, 2012)
Baydhabo:-Saraakiil ka tirsan DFS iyo kuwa Itoobiya ayaa shalay  tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan DFS kuwaas oo mudo ka badan 3 bilood ay tababar siinayeen saraakiil ka tirsan dowlada Itoobiya
Cali Cabdi Awaare oo ka qayb galay shir Warbaahinta Africa oo lagu qabtay Senegal.[Masawiro]
(November 12, 2012)
Siyaasi Cali Cabdi Awaare ayaa isaga oo matalaya warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasha ayaa waxaa uu kaga qeyb galay wadanka Senegal ee Qaarada Africa Shirka Warbaahinta Africa oo Arimaha Soomaaliya