Barmaamij uu Tv-ga SNTV ka diyaariyey Warbixintii ay soo saareen gudiga Madax banaan ee loo xil saaray in ay baaraan dilka Sh Dr Axmed Xaaji.[Daawo Video-ga]
(November 13, 2012)
Nairobi:-Waxaa xalay laga sii daayey  Tv-ga SNTV barmaamij gaar ah oo lagu soo bandhiga baaritaankii ay gudiga madax banaan ka soo saareen dilkii Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaa Allaha u naxariistee, b
Raiisul Wasaaraha DFS oo wareysi siiyey BBC-da kana hadlay arimaha Jubooyinka(Dhageyso)
(November 13, 2012)
Muqdisho:-Raiisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC ku sheegay in uu ku faraxsan yahay in baarlamaanak Soomaaliya ay ansixiyeen xukuumaddiisa.
Shil gaari oo ka dhacay galabta wadada isku xirta magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso
(November 13, 2012)
Qardho:-Shil gaari oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawaca ayaa galinkii danbe ee maanta ka dhacay  wadada isku xirta magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso shilka gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Wa
Hawlgalo ay sameeyeen Ciidanka dowlada hoose ee Garoowe oo sababay khasaaro
(November 13, 2012)
Garoowe:-Waxaan maanta magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ka dhacay iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ka dib markii ciidamo ka tirsan dowlada hoose ay bilaabeen in ay bur buri yaan
Madaxweyne Xassan Sheekh oo soo dhaweeyey Ansixinta Golaha Xukuumadda
(November 13, 2012)
Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa soo dhoweyey  taallaabdii  maanta Golaha Baarlamaanku  ku ansixiyey  Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul
Xukuumada Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo codka kalsoonida la siiyey
(November 13, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta kulan isigu yimid Xildhibaanada golaha Baarlamaanka DFS waxaana kulanka maanta ka soo qeyb galay Madaxweynaha DFS iyo Raisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon waxaana kulanka maanta
Ciidamada Daraawiishta Puntland oo xalay howlgalo ka fuliyey magaalada Gaalkacyo
(November 13, 2012)
Gaalkacyo:Ciidamada Daraawiishta ee Puntland oo ay weheliyaan kuwa Booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa xalay howlgalo culus ka fuliyey dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaa