Xukuumada Cusub ee Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo la dhaariyey
(November 15, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta la dhaariyey inta badan wasiirada cusub ee DFS waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya Caydiid Ilka Xanaf iyada oo wasiirada maanta yimid xarunta golaha baarl
Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere oo geeriyooday
(November 15, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka ku dhintay magaalada Muqdisho guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) isagoo saaka ku geeriyooday Isbitaalka Xalane oo maalmihii u danbeeyey
Maxkamada Darajada 1aad ee danbiyada culus oo xukun ku riday Eedaysanyaal
(November 15, 2012)
Gaalkacyo:- Maxkamada Darajada 1aad ee ciidanka iyo danbiyada culus ee Puntlland ayaa waxaa la horkeenay shalay eedaysanayaal gaaray ilaa 49 qof oo ku kala eedaysan danbiyo kala ah ka tirsanaan ururka