Naseexadii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax ka jeediyey Xarunta Cilmi baarista ee PDRC.[Dhagayso]
(November 16, 2012)
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa bulshada Soomaaliyeed u iftiiminaysa  kulan shalay ka dhacay xarunta  cilmi baarista ee PDRC oo kuwa lagu ibtileeyey xiqdiga ay u qabaan Sheekh Cabduqaadir Nuur Fa
Laba askari oo ka tirsan Booliska Kenya oo lagu toogtay magalada Garissa
(November 16, 2012)
Garissa:-Wararka ka imaanaya magalada Garissa ayaa sheegaya in maanta dhu´hurkii halkaas lagu toogtay laba askari oo ka tirsan Booliska Kenya waxaana ay toogashada ka dhacaday suuqa wayn ee magalada
Wasiirka Dekadaha Puntland oo ka qayb galay shir Caalami ah oo ka dhacay dalka Cyprus
(November 16, 2012)
Cyprus :-Wasiirka Dekadaha ee Dowlada Puntland Eng. Siciid Maxamad Raage ayaa waxaa uu ka qeyb galay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen 175 dowladood waxaana shirkaas uu ka dhacay magaalada Larn