Khudbadii Jimcaha Ee Sheekh Maxamed Umal oo ka hadlay macaasida oo la muujisto(Dhageyso)
(November 17, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaa uu si weyn uga hadlay dhibaatada ay leedahay macaasida oo la muujisto
UUR DOOX Qaybta 8-aad Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya
(November 17, 2012)
Marxaladdii Manaahijta: 1978 wixii ka dambeeyay waxaa la galay marxaladda manaahijta oo qof waliba uu la shaqeeyo dadka ay isku aragtida yihiin dhinaca dacwada, taasoo dhammaan ah ijtihaad ay u arkaan
Ciidamada amaanka ee magaalada Gaalkacyo oo howlgalo ka sameeyey gudaha magaalada
(November 17, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidamada amaanka ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saaka howlgalo ka fuliyey xaafado ka mid ah magaalada Gaalkacyo waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen dhalinyaro loog
Soomaali ku go’doonsan Jaziirad u dhexeysa Spain iyo Maroco
(November 17, 2012)
Spain:-Dad Soomaali ah ayaa waxay  ku go’doonsan yihiin  Jaziirad u dhexeysa Spain iyo Maroco Dadkan Soomaalida ah oo u badan dhalinyaro, ayaa waxay ujeeddadoodu aheyd inay Spian uga sii gudbaan q