Qarax ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.[Daawo Video-ga]
(November 18, 2012)
Nairobi:-Qarax miino oo khasaaro geystay ayaa waxaa ka dhacay xaafadda Eastleigh ee ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi. Qarax ayaa waxaa lala eegtay gaari rakaab ah  oo marayey agagaar
Khudbadii Jimcada ee Masjid Al-Hidaaya Sheekh Xasan Ibraahim Ciise.(Dhageyso)
(November 18, 2012)
Nairobi:-Khudbadii Jicamaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay geeridii Nabigeena Max
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta DFS oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka
(November 18, 2012)
Muqdisho:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday wasaarada Qorshaynta oo ay ka soo qayb galeen shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale ayaa si rasmi ah wasiirkii hore ugu wareejiye
Qarax goordhow ka dhacay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii
(November 18, 2012)
Nairobi:-War haatan naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay xaafada Islii waxaana qaraxa ku dhintay 6 qof halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacm
Ciidamada Badda ee Puntland oo gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay dalka North Korea
(November 18, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Badda ee Puntland ayaa gacanta ku soo dhigey Markab laga leeyahay  dalka North Korea kaas oo qashin iyo shamiinto ku daadinayay meel u jirta Dekkada Boosaaso  13 mile waxaana ma
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalka Sh/Dhexe
(November 18, 2012)
Balcad:-Wararka naga soo gaaraya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay saaka ku soo siqeen oo ay soo gaareen deegaanka Garsaale oo u jirta magaalada Jowhar ee xaru
Wasaarada Amniga ee Puntland oo faahfaahin ka bixisay howlgalo Gaalkacyo laga fuliyey(Masawiro)
(November 18, 2012)
Garoowe:-Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil ayaa maanta waxaa uu shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa waxaana uu ka hadlay howlgalo ay ciidanka Puntland ka fuliyeen magaala

Archives
November 2012
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online