Nabadoon Aadan Faarax Dheere oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
(November 19, 2012)
Gaalkacyo :-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug alaha u naxariisteen Nabadoon Aadan Faarax Dheere waxaana lagu dilay albaabaka Masjidka Salaaxudiin Salaadii cishe ka di
Ciidamada Jabuuti oo xabsiga dhiagy Gudoomiye kuxigeenka amniga ee gobolka Hiiraan
(November 19, 2012)
Hiiraan:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ee haatan ku sugan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan ee dhinaca amniga Axmed Cismaan Cab
Wafuud ka socda Qaramada Midoobay & EU oo soo gaaray magaalada Garoowe(Masawiro)
(November 19, 2012)
Garoowe:-Waxaa soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda QM iyo EU waxaana wafdiga horkacayey  kuxigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya  .
Suuqyada Islii oo albaabada loo laabay iyo dadka oo dareen ku joog ah
(November 19, 2012)
Nairobi:-Suuqyada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, ayaa saaka albaabada loo laabay, iyadoo dadkuna ay dareen ku joog yihiin. Gnacsatada Soomaalida ah ee ka shaqeysta suuqyada waaweyn ee xaafadda I
Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka ee Soomaalida (Daawo)
(November 19, 2012)
Minnesota:-Waa BarnaamijCaafimaad oo ka hadlaya Khatarta ay leeyihiin cudurada Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka oo ay si weyn ugu dhintaan baryahan danbe dadka Soomaalida ah ee ku nool dalk
3 askari oo lagu dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari
(November 19, 2012)
Koox hubeysan ayaa saaka waxaa ay ku toogteen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari ilaa 3-bo askari oo ka tirsanaa ciidanka dalka Kenya iyagoo markii ay dilkaas fuliyeen goobta ka baxsa
Fadliga Bisha MUXARRAM iyo maalinka 10-aad (Video).
(November 19, 2012)
Sanadka Cusub ayaa maanta bilaabmay ee HIJRIGA 1434 H,kuna beegan 2012 Bisha uu sanadka ka bilaawanayo ee ah MUXARRAM waa bil aad u baraka badan una fadli badan in la soomo Maalinka 9-aad iyo 10-aad B
Diyaaradaha Isra’iil oo maalintii 7-aad Duqeynaya magaalada Gaza
(November 19, 2012)
Diyaaradaha dagaalka ee Yahuuda ayaa waxaa ay maalintii 7aad ay duqeyn ku wadaa dadka shacabka ahee reer Falastiin oo ku nool magaalada Gaza oo aan ilaa hadda wax u gargaara aan haysan.Diyaaradaha Dag