Waji ka feydid cod laga soo jaray Wareysi uu Shiikh Cabduqaadir Nuur Faarax uu siiyey Radio Garowe Oct 5 2008.[Dhagayso]
(November 20, 2012)
Wax lala yaabo ma ah in qofkii been abuurka xalaashada uusan ka sariigan in uu sameeyo been abuuro kale oo uuna ka sameeyo culimada Soomaaliyeed ee lagu yaqaanay cilmiga iyo dowrkii weynaa ee ay ka so
Madaxweynaha DFS oo la kulmay hay’adaha Qaramada Midoobay (Warsaxaafadeed)
(November 20, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobay.“UN-k
Puntland iyo Galmudug oo ka hadlay dil iyo xarig ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
(November 20, 2012)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa ka hadlay dilkii loo geystay alaha u naxariistee Nabadoon Aadan Faarax Dheere oo xalay lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xa
Darsigii maanta ee Kitaabka Mawsuucada Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax(Daawo)
(November 20, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa darsigii maanta ka baxay masijidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo kaas oo uu akhrinayey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax waxaana Sheek
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaarisa oo xaalad adag ay soo wajahaya(Daawo)
(November 20, 2012)
Garisa:-Dadweynaha magaalada Gaarisa caasimadda gobolka waqooyi bari Kenya, ayaa  xaalad adag wajahaya Ciidamada Militeriga ee dalka Kenya, oo shalay magaalada Gaarisa 3 askari looga dilay ayaa dhiba
Gaza oo uu wili ka socdoXasuuq iyo wasiir yahuudi ah oo baqdin gabanaya (Daawo)
(November 20, 2012)
Gaza:-Waxaa wili ka socda Magaalada Gaza ee dalka Falastiin xasuuqii ay waday dowlada Yahuuda iyaga oo gantaalo iyo diyaarado dagaal ku duqeynaya shacabka Falastiin oo aan hubeysneyn kuwaas oo ku jawa
Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar oo laga furay Salaam Bank(Masawiro)
(November 20, 2012)
Qardho:-Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo xariga looga jarayey Xarunta Cusub ee Salaam Bank Qardho ayaa shalay waxaa lagu qabtay magaalada Qardho waxaana ka soo qeybgalay Wasiiro ka socday Dow