منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sheekh Maxamuud Shible uu ka akhriyo Masjid Al-Hidaaya. (Dhageyso)
(November 21, 2012)
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u soo gudbineynaa caawa  Kitaabka Minhaajka u taqaan Soomaalida ee منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أ
Qarax ka dhacay Tel Aviv xarunta Yahuuda oo sababay khasaaro kala duwan(Daawo)
(November 21, 2012)
Tel Aviv :-War ay haatan si daayeen qaar ka mid ah Wakaaladaha wararka ayaa sheegay in qarax xoogan uu ka dhacay xarunta Yahuuda ee Tel Aviv warar hordhac ah ay sheegayaan in qaraxa ay ku dhaawacmeen
DFS oo ku wareejisay UK dhulkii ay Safaaradda ka furan laheyd.[War-Saxaafaddeed]
(November 21, 2012)
Mogadishu, Somalia, November 21, 2012 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey Xarunta  Villa Somalia Wafdi ka socday United Kingdom (UK) Kuna wareej
Ciidanka badda Puntland oo qabtay rag ka tirsan kooxaha burcad badeedka
(November 21, 2012)
Garoowe:-Ciidanka badda ee dowllada Puntland ayaa waxaa ay ku soo qabteen ilaa labo nin oo ah buracadbadeed howl galo ay ka sameeyeen saaka tuulada lagu magacaabo Gabac oo ilaa 50 km  kaga beegan dhi
Waqtigaada Waa Noloshaada Sheekh Ahmed-Nuur Daaawo
(November 21, 2012)
Minisota :-Sheekh Ahmed Nuur ayaa muxaadaro qiima leh waxaa uu ka jeedshay magaalada MN waxaana uu kalimadiisa uga hadlay (Waqtigaada Waa Noloshaada ) waxaana uu Sheekhu diirada ku saaray muxaadaradii
Hay’adda Somali advice & Information Service iyo barnaaamijkii maalinta dhaqanka iyo Suugaanta ee Leicester
(November 21, 2012)
Maalinimadii Axadda oo ay taariikhduna aheyd 18/11/2012 ayaa waxaa ka dhacay magaalada Leicester xaflad loogu magac daray {Leicestershire Soomaali culture and literature day} oo ay soo qaban qaabisay

Archives
November 2012
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online