Darsigii shalay ee Sh.Dr Cali Maxamed Saalax Al-Duruuz (Maqal iyo Muuqaal)
(November 22, 2012)
Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa xalay halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu xalay si faahfaahsan uga hadlay alaha dhowree  Sh. Dr
Wariye Ka tirsan BBC-da oo maalintii labaad ku xiran Magaalada Muqdisho
(November 22, 2012)
Muqdisho:-Wariye Ibraahim Maxamed Aadan oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho una shaqeeya Idaacada BBC-da ayaa maalintii labaad wuxuu ku xiray yahay magaalada Muqdisho .Wariye Ibraah
Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabay Duruustii ka socotay Masjidka Al-Tawfiiq
(November 22, 2012)
Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Daruustii uu Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax ka akhrin jiray Masjidka Al-tawfiiq uu  dib u bilaabay maalintii Talaadada  ee 20-11-2012
Hay’adda Nabadsugidda ee DFS oo bandhigtay 16 qof oo ay ku sheegtay Alshabaab
(November 22, 2012)
 Hay'adda Nabadsugidda ee DFS ayaa maanta ku soo bandhigtay magaalada Muqdisho dhalinyaro gaareysa ilaa iyo 16 dhalinyaro ah kuwaas oo ay ku sheegtay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab sida uu
Hoyga gudoomiyaha ku meel gaarka ee magaalada Kismaayo oo Bam lagu weeraray
(November 22, 2012)
Kismaayo:-Warar lagu kalsoon yahay ee naga soo gaaraya saaka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay Bam Gacmeed lagu tuuray  guriga uu ka degan yahay  Kismaayo Gudoomiyaha ku meel gaarka ee maga
Qof Rayid ah oo lagu dilay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada B/weyne
(November 22, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goor dhaw ku dileen xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne nin rayid ah oo magac
Maleeshiyaadkii Afduubka ku heystay 5 qof oo rayid ah Gaalkacyo oo la aaday Jalable
(November 22, 2012)
Gaalkacyo:Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacy ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in 5qof oo rayid ahaa oo afduub loogu heystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ay maleeshiyaadkii heystay ay u
Taliyaha ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo ka hadlay Afduub ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]
(November 22, 2012)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidanka booliska Gobolka Mudug G/sarre Jaamac Maxamed Axmed oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ka warbixiyey dad rayid ah oo la socday baabuur oo afduub loogu ge
Is xasuusinta fadliga soomka maalinta Caashuuraa iyo sida loo Soomayo
(November 22, 2012)
Alle ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay, Waxaan maanta idiin soo gudbinayaan Maqaal diini ah oo ay na soo gaarsiiyeen Guddiga Taakulaynta Agoonta ,maqaalka ayaa waxaa lagu xasuusi nayaa bulshada Soomaali