Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira
(November 24, 2012)
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1434 Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay subxaanahu watacaalaa,Nabi Maxamedna nabadgalyo iyo nax
Darsigii Maanta ee Al- qadyaaniyah ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo Video)
(November 24, 2012)
Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta  si faahfaahsan uga hadlay alaha dhowree  Sh.D
Shalay oo ku beegnayd Markii Sh Dr Axmed Xaaji lagu dilay magaalada Boosaaso
(November 24, 2012)
Allaha u naxariistee waxaa shalay oo kale oo bisha muslinka ay tahay Isniin, 9 Muharam, 1433 oo ku aadan 5/12/2011 ay koox dhalinyaro ah oo ka tirsan Amniyaadka ururka Al-shabaab ay ku dileen magaalad
Wasiirka Maaliyadda DFS oo booqday Dekada magaalada Muqdisho(Daawmasawiro)
(November 24, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta  Maxamuud Xasan Suleemaan ayaa maanta booqashiidii ugu horaysay intuu loo magaacabay xilka ku tagay Dakada Caalamiga ah ee Muqdisho isagoona u kuurgaliyey
Dagaal Culus oo ka Dhacay Baled-Xaawo iyo ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay
(November 24, 2012)
Gedo:-Dagaal xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Degmada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo dagaalkaas oo u dhexeeya ciidamada DFS iyo kuwa Al-Shabaab waxaana uu ahaa dagaalku mid xoogan in mudo ah ka dib ayaa c
Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Siidii oo weerar lagu dili gaaray
(November 24, 2012)
Leego:-Ciidamada Ururka Al-shabaab ayaa saaka weerar dhabagal ah ku qaaday Masuuliin ka tirsan DFS kuwaas oo ku sii jeeday deegaannada Leego iyo Yaaqbari-weyne waxaana ka mid ah masuulinta dirqiga uga
H’ayada nabad sugida ee gobalka Banaadir oo sheegtay in hub iyo dhalinyaro ay qabteen
(November 24, 2012)
Muqdisho:-H’ayada nabad sugida ee gobalka Banaadir ayaa maanta saxaafada u soo bandhigtay  dhalinyaro ah iyo hub ay sheegtay in ay ku soo qabatay howlgalo ay ka sameysay xalay iyo saaka degmada Yaa
Kulan xalay dhexmaray Wafdiga Madaxweynaha Puntland iyo Odayaasha Qardho
(November 24, 2012)
Qardho:-Wararka naga soo gaaray xalay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa sheegay in wafdi uu hogaaminayey Madax weynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ay kulan gaar ah la yeesheen Oday