Darsigii maanta Taariikhda Firqada Axbaashta Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Dhageyso)
(November 25, 2012)
Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta  si faahfaahsan uga hadlay alaha dhowree  Sh.Dr.
Afhayeenka Raaskaambooni oo ka hadlay Qarax maanta ka dhacay Kismaayo (Dhageyso)
(November 25, 2012)
Kismaayo:-Afhayeenka ururka Raaskaambooni oo ka mid maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhowr ay ku dhaawacmeen qarax xili hore ee saaka ah ka dhacay Kismaayo. Afhayeenka oo u waramay Idaacadd
Magaalada Beledxaawo oo saaka degan kadib dagaalo culus oo shalay ka dhacay
(November 25, 2012)
Gedo:-Waxaa saaka degan magaaladda Beledxaawo ee gobolka Gedo kadib markii shalay halkaasi dagaalo culus uu ka dhacay magaalada Beledxaawo dagaalkaas oo shalay dhexmaray ciidamada DFS iyo Ahlusuna oo
Wasiirka G/dhiga oo kulan la qaatay Taliyeyaasha ciidanka DFS(Warsaxaafadeed)
(November 25, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka G/dhiga Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Taliyeyaasha iyo Taliye Kuxigeennada Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kulankaasi oo daba socday kulan saacado ka hor ay
Madaxweynaha Dowladda Puntland xariga ka jarey xabsiga weyn ee magaaalada Qardho
(November 25, 2012)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Sh Maxamed Faroole ayaa maanta waxaa uu  xariga ka jarey xabsiga weyn ee magaaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar kaas oo uu dhismihiisu uu s
Taliyaha ciidamada AMISOM Andrew Gutti oo gaaray B/weyne
(November 25, 2012)
Hiiraan:-Waxaa saaka gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka HiiraanTaliyaha ciidamada AMISOM Andrew Gutti iyo wafdi uu horkacayo waxaana magaalada B/weyne  ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta g
Qaraxyo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(November 25, 2012)
Kismaayo:-Laba qarax oo kala duwan ayaa maanta waxay ka dhaceen magaalada Kismaayo xarunta gobolka J/hoose.Qaraxa hore ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Kismaayo, waxaana uu qarax
Madaxweynaha DFS oo Digniin u Diray Dhamaan Ciidamadda Qalabka Sida(War-Saxaafaddeed)
(November 25, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa maanta la kulmay dhamaan Taliyayaasha ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha sar-sare Kulankaas ayaa waxa
Mas’uuliyiinta Masaajidka Al-Hudaa ee dalka Finland oo si adag uga jawaabay Filim lagu durayo diinta Islaamka iyo Soomaalida.
(November 25, 2012)
Maalinimadii isniinta oo ay taariikhdu ahayd 19.11.2012 ayaa kanaalka koowaad ee Tv-ga dalkan finland waxaa laga sii daayay barnaamij lagu ceebeynayo diinta islaamka iyo Soomaalida. Barnaamijkaas oo s