Duruustii kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible oo na soo gaaray (Dhageyso)
(November 26, 2012)
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan caawa u soo gudbin doono duruustii  kitaabkii   منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu alifay alaha u naxari
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo gobolka Haylaan iyo Sanaag
(November 26, 2012)
Dhahar:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhahar ee xarunta gobalka Haylaan ayaa sheegaya in caawa halkaas ay ka jiraan xiisad iyo dhaqdhaqaaaq ciidan ka dib markii ciidamo ka tirsan S/land la sheega
Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey Jabuuti(Warsaxaafadeed)
(November 26, 2012)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku w
Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxmuud Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti
(November 26, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxmuud ayaa saaka isaga iyo wafdi uu horkacayo waxay u dhoofeen dalka Jabuuti waxaana garoonka Diyaaradaha ee  Aadan Cabdulle ku sii sagootiyey Guddoomiyaha Bar
Guddoomiyihii ganacsatada suuqa Bakaaraha Axmed Nuurre Ow Diin oo la dilay
(November 26, 2012)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa saaka koox ku hubeysan Bistoolado oo dhalin yaro ah ay dileen guddoomiyihii ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha Axmed Nuurre Ow Diin iyagoo ku dilay gudaha Suuqa b
Raabidadda ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo Iftaar Jamaaci ah qabatay.[Daawomasawirada]
(November 26, 2012)
Sudan:-Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/11/2012 kuna beegan  maalinta caashuurada ay qabatay raabidadu ifdaar jamaaciya oo ku qabatay xarunteeda  (maqarka raabidada) oo ka soo horjeeda jamacatu
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay is rasaasayn ka dhacday Gaalkacyo
(November 26, 2012)
Gaalkacyo:-Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland Gen, Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa waxaa uu ka hadlay is rasaasay  xalay ka dhacday  Xaafada Garsoor xili ciidanka amaanka Gaalkacyo ay howl ga