Maxaa laga rabaa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Sh Cabdi Qani Qardhaawi (Daawo)
(November 29, 2012)
Minneapolis:-Imaamka Masjidka Al-Shaafici ee Minneapolis Sheekh Cabdi Qani Qardhaawi ayaa waxaa uu ka hadlay mar su,aal la weydiiyey kuwa culumada caaya ee ku ibtileysan caydooda wax laga rabo oo sida
Golaha Wasiirada DFS oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(November 29, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta kulan isigu yimid golaha wasiirrada ee DFS waxaana kulankooda ay diirad ku saareen sidii loo adkeyn lahaa amaanka magaalada Muqdisho looguna sameyn lahaa ciidamo gaar ah waxaana
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga DFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 29, 2012)
Hiiraan:-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ka dib markii uu booqasho ku tagay shalay mag
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroolle oo gaaray magaalada Boosaaso
(November 29, 2012)
Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu horkacyo ayaa dhawaan gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, wafdiga Madaxweynaha oo xalay ku hoyday degmada Carmo aya