Ogeysiis ku socda walaalihii la socday darsiga Sh Dr Cali Maxamed saalax.(dhamaad)
(November 30, 2012)
Norway:-Waxaan ogeysiineynaa dhamaan walaalihii la socday kitaabkii Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu ka akhrin Jiray Masjidka Al-tawfiiq in cilad farsamo oo yar ay ka jirto dhinaca servaha sida Live u
Dagaalo u dhexeeya ciidanka DFS iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Bakool
(November 30, 2012)
Xudur:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu dhexmaray ciidamada DFS iyo Ururka  Al-Shabaab duleedka Degmada Xudur ka dib markii weerar gaadmo ah lagu qaad
Afhayeenka Al-Shabaab oo ka hadlay tacdi ay geysteen ciidamada Kenya (Daawo)
(November 30, 2012)
Nairobi:-Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay tacdi ay ciidamada Kenya u geysteen dhalinyaro Soomaali ah kuwaas oo ay si xun u garaacee
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxmuud oo dib ugu laabatay Muqdisho
(November 30, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud ayaa maanta duhurkii dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal ku soo maray wadamada Jabuuti iyo Itoobiya . Madaxweynaha DFS
M/weynaha Puntland oo kormeer ku tagay saaka Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso
(November 30, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole iyo wasiiro ka tirsan golaha xukuumada Puntland ayaa saaka kormeer ku tahay Dekedda weyn ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.
Sheeko iyo shaahid ma maqasheen mase aragteen ?
(November 30, 2012)
Tan xilligii ay soo if-baxday wada-hadaladii bur-buray ee dhexmaray Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) iyo dawladda dhexe ee Itoobiya waxaa loo kala miirmay fud iyo faar. Dadka qaarkii waxay
Darsigii maanta Firqada Al-ansaar ee dalka Maraykanka Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]
(November 30, 2012)
Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta si faahfaahsan uga hadlay Sh.Dr.Cali Maxamed