Afhayeenka Raaskaambooni oo ka hadlay Qarax maanta ka dhacay Kismaayo (Dhageyso)

November 25, 2012 - Written by

Kismaayo:-Afhayeenka ururka Raaskaambooni oo ka mid maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhowr ay ku dhaawacmeen qarax xili hore ee saaka ah ka dhacay Kismaayo. Afhayeenka oo u waramay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ay adag tahay in la horjoogsado qaraxyadan, hase yeeshee ay ku dadaalayaan sidii ay u yareyn lahaayeen.

Hoos Ka Dhageyso Afhayeenka Ururka Raaskaambooni C/naasir Seeraar Maax oo ka waramaya Qaraxii maanta Kismaayo Ka Dhacay.

[audio:https://halgan.net/Mp3/kismayo.mp3]

VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online