Degmada Waaciye oo Markii ugu horaysay laga hirgaliyay war biyo lagu keydiyo

November 28, 2012 - Written by

Qardho:-Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar ayaa markii ugu horaysay waxaa laga hirgaliyay Balli biyood aad u wayn kaasi oo keydin doona biyaha xiliga Jilaalka waxaana wartaas xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdraxman Sh Maxamed Faroole waxaana Balli biyoodka ka faaideysan doona Dadweynaha ku dhaqan degmada Waaciye ee gobalka Karkaar.

Balli biyoodkan uu maanta xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa maalgaliyey Midowga Yurub iyaga oo u wakiishay fulinta Mashruucaas hay’adda UNICEF.

no images were found

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa socdaalkii uu ku tagay Degmada Waaciye waxaa socdaalkiisa ku weheliyey Wasiir ku xigeenka waxbarashada Jaamac Yaasiin Jaamac .Duqa Degwada Waaciye Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ,Wasiirka Dekeddaha Eng.Siciid Maxamed Raage ,wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Cali Yuusuf Cali Xoosh Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska iyo Daraawiishta Puntland.Sarkaal ka tirsan Hay’adaha UNICEF iyo Terrasolidarity ayaa waxaa ay balan qaadeen in Mashruuca laga hirgaliyey Degmada Waaciye mid la mid ah ay ka fulin doonaan deegaanada Dhuudo, Durduro , Benderbayla Addisoone iyo deegaano kale.
M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online