Duruustii kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible oo na soo gaaray (Dhageyso)

November 26, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan caawa u soo gudbin doono duruustii  kitaabkii   منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبو زكريا محيي الدين يحيى بن شرف النووي ee uu akhriyo  Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa Kitaabkan waxaa uu ka akhriyaa Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi wuxuuna Sheekha si fiican u sharxay Kitaabka  waxaa Sheekha marayaa darsigii 27  waxaana idiin soo gudbin doonaa dhamaan duruustii oo dhan

Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa inta uusan bilaabin Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين waxaa uu ka hormariyey ilaa 6muqadimo oo uu uga hadlay ahmiyada fiqiga gaar ahaan Fiqi Al-Shaafici iyo dowrkii uu soo maray

Halkan Ka rago Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين

Halkan ka Dhageyso Darsigii Koowaad ilaa 27 Ee Sheekh Maxamuud Shible Ee Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu akhrinayo Sheekh Maxamuud Shible

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi

6 Comments so far

Leave a comment

  1. illaahaybaa mahd leh naxaliis iyo nabadgalyyana suubanheenii ayay u sugnaatay.scwrwb.

    casharadii sheekheena qudabhiisii aaway sheekheena fasiixa ah sh umal ma naga jarteen.

    mida kale akhbaaraadka caalamulislaam maxaa idiin diiday sida walaalaheen maser oo kale

    mise qolada culumada cayda sidoodii ayaad diideen akhbaardka wanaagsan ee umadu ku farxeyso.

    qudbadihii sh umal noo soo celiya

    barakallaahu fiikum

    scwrwb

  2. waan idisalaamayaa dhaam shaalaha netka halgan waxaasalaamayaa ookale sh shibili waxaan waydiisanayaa shiihha maxaa diraa =d kii balan qaaday

  3. السلام عليكم جزاكم الله خيرا مازلنا ننتظر الدرس الثاني من منهاج الطالبين
    وتقدمون
    اعمالا جليلة للشعب الصومالي من كتب دينية ومحاضرات

  4. waxaan idinka codsanaynaa inaad kitaabka minhaajka markuu idin soo gaaro sida ugu dhaqsaha badan noogu soo gudbisaan aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin

  5. asalaamu calaykum waraxmatu llaahi wabarakaatuhu salaan kadib walaal waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa sida wanaagsan ee add duruusta iyo muxaadaraadka noogu soo gudbisaan waxaan allaah idiin ka rajaynayaa in allah aduun iyo aakhiroba idinka ajar siiyo kitaabkanina waa kii ugu muhiimsanaa aragtidayda oo aad noo soo gudbisaan anigoo ka eegaya shiikheena callamada ah ee duubay allaah aduun iyo aakhiroba ha xifdiyee

  6. ascww
    darsigan kii hore ee aan dhagaysanay uun weeyee darsigii 2aad ayaan walaalayaal idinka sugaynay,mahadsanidin

Leave a comment

*