Gudoomiyaha Degmada Qandala oo ka hadlay Khasaaro ay geysteen Roobab ka da,ay Qandala.

November 12, 2012 - Written by

Qandala:-Gudoomiyaha Dagmada Qandala ee gobalka Bari Bare Jaamac Maxamuud Quurshe ayaa waxaa uu ka hadlay roobaba khasaaro gaystay oo ka da’ay Degmada Qandala wuxuuna qeylo dhaan u diray madaxda dowlada Puntland .

Gudoomiyaha Degmada Qandala ayaa wuxuu sheegay in  khasaaro geysteen roobabkii ugu dambeeyay ee  da’ay Degmada Qandala  waxaana uu sheegay in burbur xoogan uu gaaray wadda kaliyah ee isku xirta degmada Qandala iyo Gobalka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso.

Gudoomiyaha Dagmada Qandala ee gobalka Bari ayaa sheegay in haatan ay wadaan dadaal dib loogu dhisayo wadada isku xirta Degmada Qandala iyo gobalka Bari waxaana uu saxaafada u sheegay in dowlada iyo shacabka ay wadaan haatan dadaal dheeri ah.

Degmooyin badan oo ka tirsan gobalka Bari ayaa waxaa ka da’ayey sadex maalmood oo xiriir ah roobab mahiigaan ah kuwaas oo sababay khasaaro kala duwan.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online