Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroolle oo gaaray magaalada Boosaaso
(November 29, 2012)
Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu horkacyo ayaa dhawaan gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, wafdiga Madaxweynaha oo xalay ku hoyday degmada Carmo aya
Degmada Waaciye oo Markii ugu horaysay laga hirgaliyay war biyo lagu keydiyo
(November 28, 2012)
Qardho:-Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar ayaa markii ugu horaysay waxaa laga hirgaliyay Balli biyood aad u wayn kaasi oo keydin doona biyaha xiliga Jilaalka waxaana wartaas xariga ka jaray Madaxweyn
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo(Masawiro)
(November 28, 2012)
Gaalkacyo:-Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah Isimada ugu culus ee Puntland ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ku soo
Madaxweynaha DFS iyo R/W Ethiopia oo Shir jaraa,id ku qabtay Adis-Ababa (Dhageyso)
(November 28, 2012)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa caawa si wada jir ah waxay Shir Jaraa,id ugu qabteen xarunta Madaxtooyada dalka Ito
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Itoobiya(Masawiro)
(November 28, 2012)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa
Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Carmo kuna sii jeeda magaalada Boosaaso
(November 28, 2012)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole oo maanta ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta Karkaar ayaa ku soo hakaday degmooyinka Waaciya iyo Carmo. Wafdiga Madaxw
Codbixinta doorashooyinka golayaasha deegaanka oo ka bilaabtay S/lland
(November 28, 2012)
Hargeysa:-Waxaa saaka dadweynaha ku nool gobollada S/lland ay u dareereen cod-bixinta doorashooyinka golayaasha deegaanka oo maanta si rasmi ah u bilaabatay Gobollada S/lland,  codbixnta ayaa saaka
Ciidamo ka tirsan Puntlland oo saaka gaaray Degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag
(November 28, 2012)
Xingalool:Waxaa saaka gaaray Degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntlland sida uu noo xaqiijiyey wariye madax banana oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gob
Dagaal ka qarxay duleedka magaalada Xudun ee Gobolka Sool
(November 28, 2012)
Wararka naga soo gaaraya saaka  magaalada Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegay in uu ka qaraxy dagaal u dhexeeya ciidanka Somalilland iyo kuwa Kaatumo , dagaalka ayaa waxaa uu  ka bilowday degaanka Ca
Wafdi ka socda IGAD iyo AMISOM oo gaaray magaalada Kismaayo
(November 27, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socoda IGAD iyo AMISOM  ayaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey guddoomiye ku x

« Previous PageNext Page »