Qarax goordhow ka dhacay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii

November 18, 2012 - Written by

Nairobi:-War haatan naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay xaafada Islii waxaana qaraxa ku dhintay 6 qof halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen . Qaraxa ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ahaa Bam lagu tuuray gaari bas ah oo ay saarnaayeen rakaab kaas oo marayey meel u dhow kaniisadda St Teresa.

Ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi ayaa goobta haatan soo gaaray iyaga oo xiray dhamaan isku socodka gawaarida waxaana haatan laga qaaday goobta ku dhawaad 20qof oo dhaawac ah.

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online