Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayad ku taala Isgoyska KM4 ee Muqdisho

November 3, 2012 - Written by

Muqdisho:-Qarax Ismiidaamin ah, ayaa galabta waxa uu  ka dhacay maqaayad ku taala KM4 Muqdisho Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya halka qaraxu ka dhacay, laba nin oo walxaha qarxa wata ayaa isku dayey inay gudaha u galaan maqaayadda The Vilage ee ku taala agagaarka KM4, waxaana dhacday inay israsaaseyn dhex martay labada nin ee doonayey inay is qarxiyaan iyo ilaalada maqaayadda.

Nimankii doonayey inay is qarxiyaan ee labada ahaa iyo laba ka mid ah ilaada maqaayadda ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen goobta, iyadoona maqaayaddu ay tahay mid ay isugu yimaadaan siyaasiyiin badan oo ay xildhibaano saraakiil kaleba ku jiraan.

Magaalada Muqdisho, ayaa in dhawaaleba waxaa ku soo badanayey qaraxyada, iyadoona kan kii ka horreeyey uu ka dhacay qeyb ka mid ah maqaayadda Village oo ku taala degmada X/weyne, kaasoo ay ku dhinteen dad wariyaal ay ka mid ahaayeen.

Halgan.net/Somalireal

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online