Ra’iisul wasaaraha JFS oo la filayo in galabta ku dhawaaqo golihiisa wasiirada

November 4, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa lagu wadaa in uu galabta ku dhawaaqo golaha wasiirada ee DFS sida ilo wareed ku sugan Villa Soomaaliya aan ka soo xiganay .Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa lagu wadaa in wasiirada xukuumadiisa ay ka koobnaan doonto 10 wasiir .

Raisulwasaaraha JFS Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa dhowr mar dib u dhigay in uu ku dhawaaqo golihiisa wasiirada waxaana taas ugu wacan isaga oo tashiyo badan la sameynayey Madaxweynaha DFS iyo Gudoomiyaha baarlamaanka .Saxaafada Soomaaliya ayaa dhowr mar shaacisay in uu jiro khilaaf soo kala dhex galay madaxda sare ee DFS balse warkaas ma ah mid sal iyo raad leh sida aan ka ogaanay ilo ku dhow xafiiska Raisulwasaare Saacid.

Wixii war ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online