Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabay Duruustii ka socotay Masjidka Al-Tawfiiq

November 22, 2012 - Written by

Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Daruustii uu Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax ka akhrin jiray Masjidka Al-tawfiiq uu  dib u bilaabay maalintii Talaadada  ee 20-11-2012 Kitaabkii ka hadlayey Firqooyinka ee (Al-Mowsuuca )

Kitaabka ayaa bixi doona hadii alle idmo maalmaha Talaadada  -Khamiis iyo Jimcaha saacada markay tahay 17:00 xiliga dalka Norway waxaana si live ah ugala socon doontaa Inshalaah HalganwebTv Station oo live u tabin doona.

Sheekh Cali Maxamed Saalax ayaa duruus kala duwan ka bixiya Masjidka Tawfiiq  waxaana alle uga baryeynaa cibaado suuban iyo camal wanaagsan

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online