Sheekh Cabdi weli C/laahi Aamin oo maanta ku geeriyooday magaalada Kampala ee dalka Ugandha

November 11, 2012 - Written by

Kampala:-Waxaa maanta 12kii duhurnimo ku geeriyooday alaha u naxariistee Kampla Sheekh Cabdi weli C/laahi  oo ahaa Sheekh si weyn looga yaqaanay Soomaaliya iyo Bariga Afrika Sheekh ayaa waxaa uu duruus kale duwan ka bixin jiray  Masjidka Al.Tawxiid ee Magaalada Kampala.

Sheekh Cabdi weli C/laahi ayaa waxaa uu ahaa daaci kheyr badan si weyna ugu hagar baxay Faafinta Dacwada Salafiga waxaana uu gacanta ku hayey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Kampla

Maamulka iyo Dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa si gaar ah waxay tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Cabdi weli C/laahi waxaana alle uga baryeynaa in uu janatul fardoow geeyo aaaaaaaaaaamiin

Halgan.net
Kampala

Leave a comment

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online