Wafdi ka socday hay’adda WFP iyo hay’adda Mine Action oo gaaray Kismaayo

November 6, 2012 - Written by

Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdi ka socday hay’adda  WFP iyo hay’adda Mine Action wafdiga ayaa waxay u guurgali doonaan xaalada magaalada Kismaayo oo ay haatan gacanta ku hayaan ciidamada huwanta.

Labadan wafdi ee ka kal socday hay’addaha  WFP iyo hay’adda Mine Action ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay saraakiisha ciidanka DFS kuwa Kaambooni iyo saraakiisha AMISOM waxaana ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa loona dayactiri lahaa Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo.
Wafdiga ka socda hay’adda cuntada adduunka ee WFP ayaa waxaa ay kormeer ku sameeyeen xarunta Maamulka kan Degmada ee magaalada Kismaayo iyo xaruntii hore ee hay’adda  WFP waxayna balan qaadeen in ay dhamaan dayactiri doonaan.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online