Wafuud ka socda Qaramada Midoobay & EU oo soo gaaray magaalada Garoowe(Masawiro)

November 19, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda QM iyo EU waxaana wafdiga horkacayey  kuxigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya  .

Wafdiga ka socda QM iyo EU ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdisamed Cali Shire iyo wasiiro ka tirsan dowlada Puntland

Wafdiga uu  horkacayey ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya  ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya safiiro ka socda wadamada Norway, Filand ,Holland,France iyo Britain.

no images were found

Wafdiga ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya  ayaa dhagax dhigay xabsi lagu dhisi doono magaalada Garoowe kaas oo lagu xiri doono Burcadbadeeda ka ugaarsata xeebaha Soomaaliya,xabsi kan la mid ah ayaa QM iyo EU waxay ka hergalinayaan Maamulka S/land.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online