Wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Iran iyo Turkiya oo soo gaaray Muqdisho(Masawiro)

November 14, 2012 - Written by

Muqdisho: Waxaa soo gaaray goordhow magaalada Muqdisho wafdi balaaran oo ay hogaaminayaan wasiirada arrimaha dibada ee dalalka Iran iyo Turkiya waxaana si weyn ugu soo dhaweeyey Garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho madax ka tirsan DFS. Wafidiga ka socda labada dal ee Turkiya iyo Iran ayaa waxaa loo galbiyey xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaana ay kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisuk wasaaraha DFS.

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaaah.

A|Cawale
Halgan.net 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,376 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>