Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga DFS oo gaaray magaalada Marka
(December 2, 2012)
Marka:-Wafdi uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha ee DFS Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray Degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha Hoose waxaana kormeerkiisa ku weheliyey wasiirka G/d
Wasiirka G/dhiga ee dowlada Jabuuti oo soo gaaray magaalada B/weyne
(December 2, 2012)
Hiiraan:-Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka G/dhiga ee  dalka Jabuuti Cabdulqaadir Maxamed Kaamil ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana si weyn ugu soo dhaweeye