Bam Gacmeed lagu weeraray saldhiga Booliska Kisauni magaalada Mombasa (Video )
(December 3, 2012)
Mombasa:-Wararka caawa naga soo gaaraya  magaalada Mombasa ayaa sheegaya in bam Gacmeed lagu weeraray saldhiga Booliska degaanka Kisauni magaalada Mombasa waxaana weerarka uu sababay khasaaro kala du
Aadan Isaaq Jaamac (Madax-Madow) oo galabta lagu dilay Degmada Baardheere
(December 3, 2012)
Gedo:-Waxaa galabta lagu dilay bartamaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo Aadan Isaaq Jaamac oo loo yaqaanay Madax-Madow oo ahaa oday caan ka ahaa Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaana dilay 
Sh.Maxamed Cumar Dirir oo si aan horay loo arag loogu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga.[Masawirö]
(December 3, 2012)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Cumar  Dirir oo ka mid ah culimada ugu caansan Geeska afrika laguna bartay Dacwada iyo daraasaynta Cilmiga sharciga ah gaar ahaan Tafsiirka Qu’aanka kariimka ayaa socdaal dacwad
Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyey miisaaniyada Sanadka 2013
(December 3, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta isugu yimaaddeen Golaha Wasiirada oo uu gudoominayey  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa waxaa looga hadlay arri
Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan DFS oo lagu weeraray duleedka degmada Marko
(December 3, 2012)
Marko:-Wafdi iskugu jira wasiiro iyo saraakiil ka tirsan DFS ayaa maanta si dirqi ugu badbaaday weerar dhabagal ah oo ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan Ururka  Al-shabaab duleedka Degmada Marka ee goba
Maxaabiis ka baxsatay xalay xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo
(December 3, 2012)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay maxaabiis gaareysa ilaa 20 ay ka baxsadeen xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo kuwaas oo loo heystay