Isbitaal Cusub Oo laga furay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar (Daawo)
(December 4, 2012)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar laga furay Dhismo weyn oo casri ah kaas oo ka kooban  Isbitaal,Supermarket,Caffeteria  iyo Hotel waxaana xaflada lagu furay Dhismahan
Prof:Jawaari oo ka hadlay socdaalka Madaxweynaha ku aaday dalkaTurkiya
(December 4, 2012)
Muqdisho:-Gudoomiya Baarlamaanka DFS Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalka Madaxweynaha DFS Dr. Xasan Sh Maxmuud uu ku aaday dalka Turkiga waxaana uu sheegay in lab
5 ka mid ah Kooxaha Burcad Badeedka ah oo lagu wareejiyey Maamulka Puntland
(December 4, 2012)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in 5 ka mid ah kooxdii ugu horreysey ee bucad baddeed ah ee ku xirnaa  dalka Seychelles  maanta lagu ware
Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka DFS oo lagu dhaawacay Muqdisho
(December 4, 2012)
Muqdisho:-Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka ee DFS Jen. Cali Xirsi Barre (Cali-gaab) ayaa saaka waxaa soo gaaray dhaawac fudud ka dib  markii askari ka tirsan DFS oo ay isbaaro u tiilay jidka 2
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqday xabsiga magaalada Boosaaso
(December 4, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Sh Maxamed Faroole ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari isaga oo xariga ka jaray qaybo cusub
Sh.Daahir Aw-Cabdi oo kalimada wacdi ah ka jeediyey kulan ka dhacay Boosaaso.[Dhagayso]
(December 4, 2012)
Boosaaso:-Sh.Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah Culumaa’udiinka ugu waa weyn dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu kalimada wacdi ah oo diini ah ka jeediyey kulan lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Bo
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku tegi doona dalka Turkiga
(December 4, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa lagu wadaa in ay safar ku gaaraan dalka Turkiga maalmaha soo socda. Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Max