Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga Cabdalle Guul
(December 5, 2012)
Turkiya:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga Cabdalle Guul kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga iyaga oo
Wasiirka amniga ee Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso(Dhageyso)
(December 5, 2012)
Boosaaso:-Wasiirka amniga Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa goordhow shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaana uu ka hadlay iska horimaad xalay ka dhacay deegaanka
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta Villa Soomaaliya iyo degmooyinka ku dhow
(December 5, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Madaafiic lagu weeraray madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaana Madaafiicda qaar ka mid ah ay ku dhacday degmooyinka Boondhee
Puntlland oo warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay xalay Buuraha Golis
(December 5, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Dowladda Puntland ayaa iska caabiyey weerar ay xalay ku soo qaadeen kooxda argagaxisada Al Shabaab agagaarka buuraleyda Galgala. Xalay abaare 11:00 habeeni mo ayaa koox hubaysan oo
Iska horimaad xalay ku dhexmaray Buuraha Golis Al-shabaab iyo Ciidanka Puntlland
(December 5, 2012)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in xalay uu iska horimaad hubaysan uu ku dhexmaray deegaanka Sugura ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo ku
Wafti uu hogaaminayo wasiirka waxbarashada dowlladda Puntlland,oo gaaray Dhahar
(December 5, 2012)
Wafti uu hogaaminayo wasiirka waxbarashada dowlladda Puntlland,Cabdi Faarax Juxa ayaa safar shaqo ku soo gaaray magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan. Wasiirka waxbarashada dowllada Puntlland ay