Rabshado iyo rasaas caawa laga maqlayo magaalada Hargeysa ee xarunta S/land
(December 6, 2012)
Hargeysa:-War goordhow naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa sheegaya in caawa ay fooda is dareen ciidamada Booliska iyo dadweyne ka careysan natiijada ay ku dhawaaqeen gudiga Doo
Wasiirkii hore ee amniga ee Puntlland Gen.C/llaahi Siciid Samanter dib ugu soo laabtay Boosaaso
(December 6, 2012)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee amniga ee dowllada Puntlland Gen.Cabdullaahi Siciid Samanter oo ay horay u soo raaceen odayaal uu ka mid yahay  yahay Maxamed Cumar Dhigic Dhigic ayaa maanta soo gaaray ma
Golaha Wasiiradda ee DFS Oo Kulankoodii maanta ka soo saaray Go’aano(Warsaxaafadeed)
(December 6, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ar
Duruustii Kitaabka Mowsuuca Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax(Dhageyso)
(December 6, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa 3 darsi ee ugu danbeeyey ee kitaabkii Mowsuuca ee ka baxay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo waxaana darsiga akhriyey Shee
Qarax xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya
(December 6, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay qarax uu ka dhacay xaafada  Section 3 ee magalada Nairobi qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay meel ku dhow