Faahfaahin Qarax ka dhacay Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi
(December 7, 2012)
Nairobi:-War goordhow naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay banaanka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana qarax uu dhacay salaadii ci
Nabadoon Cabdullaahi Maxamuud Faarax oo lagu dilay Degmada Ceelbuur
(December 7, 2012)
Ceelbuur:-Wararka naga soo gaaray degmada Ceelbuur ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegay in nin Nabadoon ah oo aad looga yaqaan degaanka Ceelbur  si xun loo dilay oo la gowracay. Allaha uu naxariistee N
La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinac amniga oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuraha Golis
(December 7, 2012)
Garoowe:-La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinac amniga Axmed Doonyaale oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu ka hadlay dagaakii ka dhacay Buuraha Golis gaar ahaan Togo Sugure,  dagaalkaas oo dhex
Ururka Al-shabaab oo dib isaga waabiyey weerar ay soo qaadeen ciidanka huwanta
(December 7, 2012)
Jowhar:-Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo wareed ku sugan gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in saaka ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS oo qorsheynayey in ay weeraraan magaalada Jowhar ee xarunt
Ciidanka Galmudug oo xoog ku qaaday Isbaaro taalay xaafada Baraxley
(December 7, 2012)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidanka amaanka ee Maamulka Galmudug State ay xoog ku qaadeen Isbaaro ay dhigteen maleeshiyo k
Ciidanka S/land iyo dadweyne careysan oo saaka fooda is daray mar kale
(December 7, 2012)
Hargeysa:-War haatan naga soo gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa sheegaya in ciidamada Booliska iyo dadweyne careysan ay mar kale isku dhaceen saaka waxaana ay rabshaduhu ka socdaan Degm