Ciidanka Booliska magaalada Mombaza oo dilay 3 qof 10 kalana gacanta ku dhigay
(December 10, 2012)
Mombasa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in iska horimaad uu dhexmaray ciidanka Booliska ee magaalada Mombasa iyo Jabhad rabta in ay ka goosato dalka Kenya oo m
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay qaybta Runway-ga ee Garoonka Bandar-Qaasim
(December 10, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha  Puntland Dr.C/raxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay garoonta diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari isaga oo dhagax dhigay qeybt
Wasiirka G/dhiga ee DFS oo gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe
(December 10, 2012)
Jowhar:-Wasiirka G/dhiga DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo saraakiil sare oo ka tirsan DFS iyo AMISOM ayaa goordhow gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe oo ay shalay la wareeg
2 Qof oo xalay lagu dilay magaalada Garisa ee xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya
(December 10, 2012)
Gaarisa:-Waxaa magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya lagu dilay xalay ilaa 2 qof oo fadhiyey goob khaadka lagu iibiyo iyadoo la sheegay in 2-da qof ee la dilay mid ka mid ah uu ahaa askari.