Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(December 12, 2012)
Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamaanka ee dalka Jabuuti Idiris Aar Naaquud Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho waxaana uu kulamo la yeeshay dhigiisa Soomaaliya  Pro
Copenhagen station train oo saacado dhowr ah la xiray markii Bam laga baqay
(December 12, 2012)
Denmark:-Waxaa maanta in mudo ah la xiray copenhagen station train xarunta ugu weyn ee laga raaco tareennada ee dalka Denmark ka dib markii la soo gaarsiiyey Booliska magaalada Copenhagen ee xarunta d
Wasiirka waxbarshada Puntland oo daahfuray Mashruuc ’Educatio is Light’
(December 12, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta Wasiirka waxbarshada dowllada Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa uu daahfuray Mashruuc dhinac waxbarashada ah oo loogu magacdaray Iftiin ‘’Educatio is Light’’ oo ay maalga
Maxkamad ku taala waddanka Mareykanka oo 8sano ku xukuntay Nimco Cali Yuusuf
(December 12, 2012)
Calafornia :-Maxkamad ku taala waddanka Mareykanka gaar ahaan magaalada San Diego ayaa waxay 8 sano oo Xarig ah ku xukuntay mid ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee gacan qaban jiray agoonka oo la yira
Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM oo howl galo ka bilaabay saaka magaalada Jowhar
(December 12, 2012)
Jowhar:-Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay saaka ka bilaabeen gudaha iyo daafaha magaalada Jowhar howl galo ay ku baarayaan hub  iyo miinooyin  xili xalay qarax uu ka dhacay magaala