Wareysi lala yeeshay كرم زهدي oo ka mid ahaa madaxdii lafdharka u ahayd Jamaca Islaamiya Al-Masriya
(December 14, 2012)
Qaahira:-Waxaan caawa u soo gudbinayaa walaalaha wareysi dheer oo lala yeeshay Sheekh كرم زهدي oo ka mid ahaa culumadii aasaastay ama hurmuudka u ahaa Ururkii Jamaaca Islaamiya Al-Masriya oo da
Mu’asasadda Al-minhaaj oo siminaar maanta magaalada Bosaaso ku soo gaba gabeysay
(December 14, 2012)
Boosaaso:-Waxaa Hoolka shirarka ee Amal Plaza ee magaalada Boosaso lagu soo gaba gabeeyay Siminaar ay iska kaashanayeen Mu’asasadda Al minhaaj iyo Maamulka Iskuulka Imamu Shaafici wuxuuna simanaarka
Ciidamada DFS oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya oo la wareegay Degmada Ufurow
(December 14, 2012)
Ufurow:-Ciidamada DFS oo ay taageerayaan ciidamada dalka Itoobiya ayaa maanta la wareegay Degmada Ufurow ee gobolka Bay ka dib markii ay halkaas ka baxeen ciidamada Al-Shabaab ee ku sugnaa deegaanka U
Khudbadihii Jimcaha ee Sheekh Umal iyo Sh.Shible .[Dhagayso]
(December 14, 2012)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu maanta uga hadlay khudbadii jimce ahmiyada amniga iyo xaalada murugsan ee soo wajahday dadka soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya iyo saamaynta xun ay ku ye
Qarax lagu weeraray ciidanka AMISOM oo khasaaro u geystay dad shacab ah
(December 14, 2012)
Muqdisho:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari nooca lo yaqaan Toyota Carib oo laga soo buuxshay walxaha qarxa la dhigay waddada Makka al-Mukarrama gaar ahaan mee