Wafdi ka socday Midowga Afrika oo maanta gaaray gobolka Shabeellaha hoose.
(December 18, 2012)
Afgooye:-Wafdi ka socda Midowga Afrika ayaa maanta socdaal ku tagay degmooyinka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxaana wafdiga horkacayey sarkaal ka tirsan xafiiska arrimaha bini’aadannimada ee M
Xubnaha baarlamaanka DFS oo loo qeybiyey miisaaniyada 2013 ee xukuumada
(December 18, 2012)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaannada baarlamaanka DFS ayaa waxaa  loo qaybiyey miisaaniyad-sanadka soo socda ee 2013 ay ku dhaqeyn doonto xukuumada DFS oo uu hogaamiyo Raisulwa
Dooni sidayTahriibayaal oo ku qalibantay meel 30Mayl u jirta magaalada Boosaaso
(December 18, 2012)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada amaana ee Puntland ay soo qaadeen Meydadka 18 qof oo tahriibayaal ah kuwaas oo ku geeriyooday d
Xaflada loo qabtay ciidanka daraawiishta Puntlland oo ka dhacday Boosaaso
(December 18, 2012)
Boosaaso:-Waxaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtoyada Puntland ee magaalada Bossaso  Xaflada balaaran oo loo qabtay ciidanka Daraawiishta ee dowllada Puntlland xafladaas oo ay ka soo qayb galeen Sara
Madaxweynaha DFS oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika (Warsaxaafadeed)
(December 18, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magaacwday Soomaaliya Mudane Ambassador Annadif
Ciidamada huwanta oo saaka oo la wareegay Jasiiradaha Madhawa & Kudhaa
(December 18, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka DFS iyo kuwa Raaskambooni oo taageero ka helay ciidanka Kenya ayaa saaka xoog kula wareegay  jasiiradaha Kudhaa iyo Madhawa ee galbeed kaga toosan magaalada Kismaayo ee xarunta