Laba qarax oo caawa ka dhacay agagaarka masaajidka Al-Amiin ee xaafada Islii
(December 19, 2012)
Nairobi:-War uu goordhow uu na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in laba qarax uu ka dhacay  agagaarka masaajidka Al-Amiin  ee xaafada Islii waxaana ku dhaawacm
Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo Markab Afduubtay magaalada Boosaaso
(December 19, 2012)
Boosaaso:-Askar ka tirsan ciidanka Puntlanda ayaa xalay Boosaaso kala baxsaday markab dhawaan laga soo qabtay xeebaha kaasoo badda ku daadinayay shamiito qoyday. Markab waxaa saaran 33 shaqaale ah, wa
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM Ambassador Augustine Mahiga.[War-saxaafadeed]
(December 19, 2012)
Mogadishu:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud  ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaliya Ambassador A
Ciidamo ka tirsan DFS oo ku sugan magaalada Baydhabo oo gadood sameeyey
(December 19, 2012)
Baydhabo:-Ciidamo ka tirsan DFS oo ka sugan magaalada Baydhao ee xarunta gobalka Bay ayaa sameeyay gadood ka dib markii ay in mudo ah helin  mushaaraad iyaga oo ka cawday sida ay dowlada Fedraalka S
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda ee gobalka Sh/hoose oo la weeraray
(December 19, 2012)
Marka:-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerara Bam ah lagu weeraray saaka guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda ee gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Abdulle Yu
Ogeysiis Muhiim ah: Geeri Naxdin leh oo ku timid Cabdi Yuusuf Hiraabe Geesood
(December 19, 2012)
Nairobi:-Waxaa ku geeriyooday Taariikhdu markay ahayd 16.12.2012 , wadanka Kenya Allaha u naxariistee Cabdi Yuusuf  Hiraabe Geesood oo loo yaqaanay ( Joornaaliiste). Marxuumka ayaa Ifka waxaa uu uga