Puntland oo soo bandhigtay Shaqaalaha Markabkii Mv Icebreck 1oo ay soo furatay(Masawiro)
(December 25, 2012)
Garoowe:- Puntland ayaa maanta galinkii danbe saxaafada u soo bandhigtay Shaqaalaha Markabkii Mv Icebreck 1 oo ay soo furatay waxaana Markabkii Mv Icebreck 1 saarnaa ilaa 22 shaqaale oo ka kala yimid
Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee DFS oo gaaray gobalka Sh hoose
(December 25, 2012)
Afgooye:-Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdikariim Xusen Guuleed iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxay gaareen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha
Culumo dowro ka bilaabay Masjidka Nuur ee magaalada Jigjiga
(December 25, 2012)
Jigjiga:-Culimada kala,ah Sheekh Axmed Cabdi samed iyo Sh.Xassan Maxamed Ibraahim (Abuu Xassaan) ayaa safar dacwo ku tegay isbuucan  magaalada Jigjiga waxayna  ka bilaabeen dawro  cinwaankeedu yaha
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(December 25, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar booqasho ah oo uu maalmo ku
Maxaa u sahla Ducaada Dadka iney bartaan?
(December 25, 2012)
Dadka kale oo la barto muhiimad gaara ayey u leedahey dadka dacwada ilaahey ka shaqeynaya amaba ducaada, sidaa daraadeed haddii aan lala imaan caqabad weyn ayey ku tahey Dawacada iyo dadka ka shaqeyna
Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland oo ka hadashay dooni degtay
(December 25, 2012)
Boosaaso:-Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda ee Puntland  Eng, Maxamed Faarax Aadan ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay dooni ganacsto uu u rarneyd  oo ku degtay xeebta d